Maamulka Degmada Kismaayo oo kulan la qaatay Gudoomiyayaasha Xaafadaha

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duulaya dardar gilinta howlaha shaqa ee ka socda gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa kulan la qaatay qaar kamida Gudoomiyaasha Xaafadaha Degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here