Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanad walba marka lagaaro xili roobaadka waxaa ay dadka beeralayda ah muujiyaan diyaar garow ku aadan sidii ay xili rabaadka ay uga faa’iidaysan lahaayeen wax soo saarka beerahooda ayna kor ugu qaadi lahaayeen tacbashadooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.