Salaadiinta Dhanqanka Jubbaland oo bogaadiyay Shirwanaha Heshiisiinta Beelihii ku dagaalamay Luuq

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Afhayeenka salaadiinta Jubbaland Ugaas Cumar Xiiray oo ka qaybgalay shirwaynaha dib u heshiisiinta beelihii walalaha ahaa ee ku dagaalamay dagmada Luuq ee Gobalka Gado ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimada nabadu leedahay isaga oo sheegay in heshiisku suuro galin doono jiritaanka iyo badqabka bulshada Degmada Luuq.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here