Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay Shir-weynaha dib u heshiisiinta beelaha ku dagaalamay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, halkaas oo bilihii lasoo dhaafay ay ka dhacayeen dilal la xiriira aano qabiil.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.