Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay barnaamijka Diiwaangelinta Qoyska

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waaxda dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Salaad (Wadaad yare) ayaa maanta Hogaamiyey ollolaha diiwan gelinta dadwaynaha Gobolka Banaaadir, taasi oo laga bilaabay Degmada SHINGANI ee Gobolka Banaadir.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here