Wasaaradda Biyaha Jubbaland oo keentay Sheybaar lagu hubinayo tayada Biyaha

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hubinta Tayada biyaha ay Cabaan bulshada kunool magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland ayaa ah mid ay masuuliyad ka saaran tahay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here