Wasaaradda Xanaanada Jubbaland oo dhiira-galineyso xoojinta wax soo saarka Beeraha

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa Jubbaland Maxamed Cabdi Nuur Cali oo Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose Kaga qeb galay xuska malinta Cuntada adunka iyo beraleyda Soomaaliyed ayaa shegay in dadka somaliyeed looga bahan yahay ineey xoga saraan tabcashada beeraha isla markana sameyaan waxsosaar xogan oo dhanka Beeraha ah si looga baxa Saboolnimada dhanka cuntada xalna loogu helo barakaca.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here