Degmada Xamar Jajab oo laga hirgalinayo Xabsi loogu talagalay in lagu xiro Haweenka

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Waxaa bilowday dhimaha wajiga labaad ee xabsi loogu talagalay in lagu xiro haweenka Maxaabiista ah kaas oo laga hirgalinayo Degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.

Xabsiga oo ah mid muhiim u ah bulshada ku nool degmada xamar jajab ayaa dhismihiisa waxaa ka qayb qaadanaya Ciidanada Booliska Soomaaliyed iyo Muumulka degmada Xamar Jajab.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here