Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulanka Wadatashi ah

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Kulanka Wadatashiga istaratijiyada Bahda cadaaladda ee heer Wasiir.

Kulanka ayaa waxa goob joog ahaa Wasiirada Wasaaraddaha Amniga, Cadaaladda, Arimaha Gudaha, Maaliyada, iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Xubna ka socday Wasaaradda Cadaaladda heer Federaal.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here