Gabadh Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Holland

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka ee gollayaasha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Holand.

Sahra ayaa noqotay gabadhi ugu horreysay oo Muslim ah, Soomaali ah isla markaana soogalooti ah oo jagadaasi ku guuleysta gobolkeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here