Dhalinyarada Kismaayo oo loogu baaqay in ay kor u qaadaan Akhriska

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa mudooyinkii dambe kusoo badanaayay bandhigyo lagu soo bandhigayay bugaag ay qoreen qorayaal Soomaaliyeed oo da’yara taas oo bulshada Kismaayo soo dhaweeysay.

Hormarinta qoraalka iyo Akhriska Afka Soomaaliga ayaa muhiimad wayn ugu fadhiya bulshada Soomaaliyeed taas oo keenaysa in fahamka iyo nuxur laga qaato Afka Hooyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here