Maamulka Jaamacadda Daaha oo Kulan soo dhaweeyn ah u qabtay Arda cusub

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu soo dhawanayay ardeyda sanadkan kamid noqonaysa ardeyda wax kabaraneysa Jaamacadda Daaha faraceeda Kismaayo ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda Daha.

Munaasabadda lagu soo dhaweynaayay Ardayda cusub ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Jaamacadda Daha, Macaliminta wax kadhiga Jaamacadda iyo ardAyda wax kabarato Jaamacaddaasi.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here