Maamulka degmada kismaayo oo shaaciyay goobaha Biyaha laga qaadayo hadii uu Dab kaco

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa mudooyinkan dabe dhibaato wayn ka hayay dababka kacaya goobaha ganacsiga iyo xafadaha aritaas oo khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedba gaysanaya.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here