Barakacayaasha duleedka Kismaayo oo biyo gelin loo sameeynayo

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii dambe waxaa ka taagnaa dhibaatooyin ay dadkaasi wajahayaan, oo ay ka mid yihiin helidda biyo nadiif ah oo ay cabaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here