Kismaayo(Idaacada Waamo)Kulankaan oo ahaa mid Dood wadaag ah ayaa waxaa qabtay Dhalinyarada aqoon yahanada Dalka dibku soo laabatay waxaana ka qaayb galay qaar kamid ah dhalinyarad wax kabarta Jaamacadaha Magaalada Kismaayo ,aqoonyahano Ururada bulshada iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha gudaha Dowlad goboledka Jubbaland
.Dooda kulanka ayaa ku saabsanayd Dal kaaga Qaxooti Haku noqon Taas oo loga gal lahaa In Dadka Dalka dib ugu soo labatay loo iftiiminayay Fursadaha shaqo Ee Dalka yaala.
Maxamed Shiekh Ibraahim oo kamid Ururka aqoonyahanada dalka dib ugu soo laabatay ayaa Ka hadlay ujeedka loo dhisay ururkaan Uu ka tirsanyahay.
Dhinaca kale Xassan Cabdullahi Cumar Karatay oo Xoghayaha hay,ada Maaraynta Dulka Jubbaland ayaa dhankiisa Sheegay in muwaadiniinta Dalka kusoo gurya laabatay ay Lakulmaan Caqabado kala dumawan balse loo baahanyahay in marna Aadan Dalkaga qaxooti Kunoqon .
waxaa jira caqabado kala duwan Oo haysata Dhalinyarada Soomaliyed oo ay ugu horayso Shaqa la,aanta Sida uu shegay Cabdiwali Aadan Haidhigin oo kamid Ururka Dhalinyada Jubbaland .
Dhalinyada Aqoonyahana ah Ee dalka Kusoo gurya laabat Ayaa Dalka waxbadan kusoo Kordhiyay Waxaa ayna aqoonta ay leyihiin lawadaagan Qaayba kala duwan ee bulshada.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.