Wasiirka Arimaha bulshada Jubbaland oo xafiiskiisa ku qaabilay xubno kasocday Hay’adda GIZ

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Jubbaland oo u Wehliyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Masuliyiin kasocday Hay’adda GIZ kuwaas oo ay kawada hadleen Mashruuca Sebo oo ah mashruc ay Hay’adda GIZ kala shaqeyneyso Wasaaradda kaaso ah mid waxtar u leh Bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here