Golaha Aqalka Sare oo Su’aalo weydiiyay Wasiirka Arrimaha Dibada XFS

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga Arrimaha Dibadda golaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa xafiiskoodakuqabilay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaardda Ahmed Moallim Fiqi.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here