Dhalinyarada baraneyso Caafimaadka oo ku soo badanaya Dhoobley

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley waxaa mudooyinkii u dambeeyay kusoo badanayay Dhalinyarada baranaysa cilmiga caafimaadka kuwaas oo wax bada ka badalay buuxinta ama daboolidda baahida loo qabay arimaha caafimaadka ee ka jirtay Degmada Dhoobley.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here