kulanka wadatashiga diyaarinta Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda oo Kismaayo lagu qabtay

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulanka wadatashiga diyaarinta Istiraatiijiyadda Bahda Cadaaladda, kaas oo ujeedadiisu tahay in la helo aragtiyo ku aaddan horumarinta nidaamka cadaaladda, si istaraatiijiyadda cusub ay uga tarjumto baahiyaha iyo talooyinka bulshada, lana hubiyo in nidaamka cadaaladda uu noqdo mid hufan oo loo wada dhan yahay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here