Dadka ku nool  deegaanka Bilicsan oo codsaday in laga caawiyo dhismaha xarumo waxbarasho 

0
463
Kismaayo(Idaacada Waamo)Deegaanka Bilicsan oo dhinaca galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa aan ka jirin adeeg waxbarasho oo asaasi u ah bulshada,dadka deegaanka oo ah xoolaley ayaa awood u lahayn in ay dhisaan School,walow Iskuul ay isku dayeen in ay dhisaan uu qabyo yahay hada.
Dadka deegaanka ayaa codsaday in laga gacan siiyo sidii Iskuulkaasi uu u shaqeyn lahaa,maadama ardayda diyaar yihiin balse Iskuulka uusan dhameystirneen.
Faarax Bashiir muxumud oo ah gudoomiyaha deegaanka bilicsan  ayaa ka warbixinaya baahiyaha dadka deegaanka dhanka waxbarashada ay qabaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here