Shirka Istiraatiijiyadda dakhli aruurinta dowladda oo Muqdisho lagu qabtay

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Maaliyada XFS ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ka daahfurtay shirka Istiraatiijiyadda dakhli aruurinta dowladda ee saddex sano ee soo socota.

Kulanka waxaa ka qayb galay qaar kamid masuuliyiin Dowlada, Ganacsato iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here