Xilibaanada Gollaha Shacabka oo Akhrinta 2-aad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Cadaalada da`yarta Soomaaliyeed

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii 32-aad ee kalfadhiga 5-aad ee kualnka waxaa gudoomiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waxaana akhrinta labaad la marsiiyay Hindise Sharciyeedka Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo gudbisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here