Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay ilaalinta wadooyinka

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada  Kismaayo ayaa waxaa laga hirgaliyaya wadooyin cusub oo laami ah kuwaas oo ka qeyb qaadanaya qorashayaasha lagu hormarinaayo in Kismaayo ay yeelato Wadooyin cusub iyadoo horey Xariga Laga Jaray Wajigii 1-aad ee dhismaha Wadooyinka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here