Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray dhismaha xabsiga wayn oo Kismaayo laga hirgalinayo

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha xabsiga wayn ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta kormeeray Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha dastuurka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Amniga Jubbaland iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda fulinayda dhismaha xabsiga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here