Kismaayo( Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay weheliyaan xubno kamida Golaha Wasiirada, Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna iyo xubno kale ayaa si rasmi ah u daah-furay xarunta Mall-ka Kismaayo Hypermarket oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.