Wasaaradda Beeraha XFS oo daahfurtay mashruuca adkeysiga nolosha reer miyiga

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa daahfuray munaasabadda Barnaamijka Adkeysiga Nolosha Miyiga, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here