Deegaanka Buulo-bartire oo laga dhagax dhigay xarun Caafimaad

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa Deegaanka Buulo Bartire ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay Xarun Caafimmaad.

Bulshada kunool deegaanka Buulo-Bartire ayaa baahi wayn u qabo helida adeeg caafimaad waxaana la rajaynayaa in xarnta deegaankas laga dhagax dhigay dhismaheedu uu waqti dhaw bilowdo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here