Odayaasha kunool Jasiirada Buur-gaabo oo ka hadlay baahiyaha ka jira deegaankaasi

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jasiirada Buur-gaabo oo hoos timaada degmada Badhaahdhe ee Gobalka Jubbada Hooose ayaa waxaa kunool dad kalluumeysato ah , maadaama deegaanka uu yahay deegaan Jasiiradeed oo dadkiisu ku tiirsan yihiin Kalluumeysiga.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here