Dhismaha mashruuca Kanaalka Buulo-bartire oo waqtigii loogu talagalay lagu dhameyn doono

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Ilite oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay qaadashada qandaraaska dhismaha kanaalka deegaanka Buulo-bartile kaas oo lagu soo qaadayo biyo macaan oo laga soo jiidayo Wabiga Jubba.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here