Bulshada deegaanka Saddex Xiglo oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha masjidka deegaanka

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool deegaanka Sadex Higlo ee Gobolka Mudug ayaa codsaday in lagala qeyb-qaato dhismaha Masjidka Jaamaca ah ee deegaanka Sadex Higlo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here