Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo shaacisay sheegay in la bilaabay qabashada Baasaboorada Xujeyda

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumada Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabaneyso qabashada Baasaboorada Xujeyda Soomaaliyeed ee daneynaya Sanadkaan in ay soo gutaan waajibaadka Xajka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here