Boliiska Gobalka Jubbada hoose oo gacanta ku dhigay doonyo xashiish ah

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliska Booliska Gobolka Jubada Hoose ayaa soo bandhigay 76 kiish oo Xashiish ah, labo doon oo siday xashiishka iyo ragii waday, kuwaas oo rabay inay si qarsoodi ah kusoo galiyaan gudaha magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here