Haween ku nool Baladwayne oo abuurtay fursad Ganacsi

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo kunool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay in ay abuurtaan fursado shaqo taasi oo ah ka Ganacsiga uunsiga iyadoo nolosha reerkooda ka maareeyo iibinta Uunsiga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here