Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS oo tababar usoo xiray qaar kamid ah shaqaalaha

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta XFS Mudane  Seekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa tababar aqoon kororsi ah oo la xiriira sare u qaadista awooda u soo xiray qeyb ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaasi.

Munaasabaddii xiritaanka tababarkaasi waxaa ka Soo qeyb galay mas’uuliyiinta wasaaradda Awqaafta,Safiirka Turkiya ee soomaaliya mudane Alper Aktash iyo marti sharaf kale..

Tababarka oo muddo laba maalmood ah  u socday shaqaalaha wasaaradda ayaa waxaa taageeray qeybta qeybta arrimaha diinta ee Safaaradda Turkiga oo fadhigeedu yahay Caasimadda Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here