Magaalada Baladweyne oo mashaariic kala duwan laga hirgaliyay

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda hoose ee maagalada Baladweyne oo kaashaneyso, Ganacsato, gaadiidleyda iyo Hay’addo caalami ah ayaa magaalada ka wado mashaariic hormarineed kuwaas oo ay kamid yihiin dhismaha wadooyin iyo kawaano xoolaha lagu qalo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here