Wasaarada Waxbarashada Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweysay Macalimiin ka yimid Gobolka Gedo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee Jubbaland iyo qaar kamid ah madax waaxeedyada Wasaaradda Waxbarashada ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo Dhaweeyay 55 Macallin oo dhowaan imtixaanki Dowladda Federaalka Soomaaliya kugalay Degmada Dolow ee Gobolka Gedo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here