Haween kunool Dhoobley oo ku ganacsado hab Online ah oo kawarbixiyay Ganacsigooda.

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo ku ganacsada habka casriga ah ee online ka ayaa Gabdhaha kale ee Soomaliyeed gaar ahana kuwa ku nool Degaanada Jubaland ugu baaqay inay ku soo biiran habka casriga ah ee loo ganacsado.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here