Maamulka Macadka JTI oo ka warbixiyay xaalada waxbarasho ee macadka.

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka farsamada gacanta  JTI ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu bartaa dhammaan xirfadaha farsamada gacanta, waxaana horay ugu qalin jabiyay Ardey badan kuwaas oo haatan nolashooda ka maareeyo xirfadaha shaqo ee ay ka barteen, waxaana Macadka hada wax ka barta arday badan oo ka kooban wiilal iyo gabdha kuwaas oo barta noocyada kala duwan ee Xirfadaha farsamada gacanyta ee macadka lagu barta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here