Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland Kannaaalka Waraabka Beeraha Deegaanada Waqooyi Kismaayo

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland Geele Maxamed Aadan ayaa gaaray deeganka buula bartire ee Waqooyoga Kismaayo halkaas oo ay ladhaga dhagax dhigay Kanaalka Waraabka beeraha ee buula_bartire waxana dhagax dhiga qeeb ka aha Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud, Wasiirka Wasaaradda Biyaha, Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga, Wasiir ku xigeenka Wasaradda beeraha, Iskuduwaha Mashruuca iyo Agaasimayaal.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here