Dab geystay Khasaare oo ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Gobolka banaadir

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dab geestay khasaare Hantiyadeed ayaa Maanta waxaa uu kakacay goobo Ganacsi oo kuyala degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,dabka ayaa la sheegay inu kadhashay koronto kaas oo ku faafay gooba Ganacsi oo halkaas ku yaalay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here