Duufaan taariikhi ah oo ku soo wajahan Mareykanka

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duufaan lagu tilmaamay mid ka mid ah kuwi ugu darraa ee Mareykanka soo maro, ayaa lagu wadaa in ay ku dagto Arbacada ama Khamiista xeebaha gobolka Florida.

Duufaanta loogu magac daray Milton ayaa Talaadadi shalay sii xoogeysatay gaartayna darajada shanaad ee hal beegga awoodda duufaannada, kaddibna u jiheystay dhinaca gobolka Florida ee dalkan Mareykanka, waxyar kadib marki ay kasoo gudubtay Gacanka Mexico.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here