Ganacsatada Jubbaland oo loogu baaqay inay maalgashadaan deegaanka

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Afhayeenka Saladiinta Jubbaland Ugaas Cumar Xiray oo oo ka hadlayay muhiimada nabadu leedahay ayaa ganacsatada reer jubbaland ku booriyay inay maalgashadaan deegaanadooda isla markaana ay ka faa’iidaystaan fursadaha yaalla Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here