Qiimaha daawada Xoolaha oo sara u kac uu ku yimid Suuqyada Baladweyne

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daaweeyo Xoolaha Suuqyada magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Sara u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo Daawada xoolaha ayaa waxaa sababay kadib markii ay hakad ku yimaadeen gaadiidkii keeni jiray Daawooyiinka iyada oo daawadii la iibin jiray laba dollar hada ay mareeyso afar dollar ilaa iyo lix dollar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here