Miraha Cambaha oo kasii dabar go’aya Suuqyada Magaalada Jowhar

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Suuqyada Magaalada Jowhar ka sii dabar go’aya dalaga Cambaha,kaasi oo Bulshada Magaalada Jowhar ay u isticmalaan siyaabo kala duwan sida in ay U Isticmaalaan cabitaan ahaan, in laga sameeyo Macmacaan iyo in loo isticmaalo Khudaar ahaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here