Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka warbixiyey kale qorshayaasha lagu hormarinaayo dhoofinta xoolaha ee deegaanada dowlada Goboleeedka Jubbaland
Maxjarka Xoolaha ee degmada Kismaayo ayaa wuxuu ka mid yahay goobaha ugu weyn ee laga dhoofiyo xoolaha, waxaan loo dhoofiyaa dalka dibadiisa, taas oo ay faa’iido weyn u noqtay ganastada ka beec mushtara xoolaha deegaanada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.