Haweenka Kismaayo oo loogu baaqay in ay tagaan xarumaha Caafimaadka

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira marxalado kala duwan oo ay maraan Haweenka Uurka leh  ilaa ay ka gaarayaan xiliga dhalmada waxaana ka mid ah xaalado Caafimaad ku waas oo soo wajaha Hooyada Uurka leh sida dhiig yari ku timaada Hooyada Uurka leh in uu ku soo boodo xanuunka loo yaqaan kalmisada iyo cuduro kale oo haleeli kara Hooyada iyo dhallaanka ay caloosha ku siddo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here