Arday danyar ah oo fursado Waxbarasho ka helay iskuulka Hilaac Baladweyne

0
20
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-in ka badan 40 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la,aan ah ka helay iskuulka hoose dhexe ee Hilaac ee maagalada baladweyne.

Ardaydaasi ayaa kasoo jeedo Qoysas danyar ah kuwaaso awooodi waayay qarashkii waxbarashada iyo qalabkii kale sida buugaagta iyo qalimaanta ay wax ku baran lahayeen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here