Gudoomiyaha Badhaadhe oo kawaramay halka uu marayo dhismaha Garoonka Raas-Kaambooni

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhamaadka sanadkii 2022 ayaa waxaa deegaanka Raas-Kaambooni laga dhagax dhigay Garoonka diyaaradaha deegaanka Raas-Kaambooni, dhismaha garoonka qeybo badan oo kamid ah waa gabagabo inkastoo uusan aheyn garoonka garoon calaami oo kaliya uu yahay garoon deegaan oo la filayo inuu baahi tiri doono dadka kunool deegaanka Raas-Kaambooni iyo deegaanada hoos yimaada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here