Macalimiinta Dhoobley oo ku baaqay in la mideeyo Iskuulaadka degmada

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada Dalkeena Soomaaliya ayaa laga dareemayaa isbadelo dhinac walba ah taasi oo ay qeyb ka tahay in la jaanqaadayso Waxbarashada ka jirto Dunida inteeda kale.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyiinkii dambe waxaa sii kordheysay horumarrada Waxbarasho oo ay ku talaabsaneyso.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here