Kalluun yara laga dareemayo Xeebaha Kismaayo

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxaa maalmihi lasoo dhaafay laga dareemay kallun yaraan ad u ballaaran, iyadoona sare u kac u kuyimid qiimaha lakala siista kallunka suuqyada magaalada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here